Xiisad ka taagan doorashadii Zimbabawe iyo Mucaaradka oo guul sheegtay

Xiisad ayaa ka taagan dalka, halka oo mucaaradka dalkaasi ay shegteen inay ku guuleysteen doorashadii dalkaasi ka dhacday maalintii isniinta. Inkastoo qeyb kamid ah codadkii la dhiibtay la tiriyay ilaa iyo imika, hadana boqolaal kamid ah taageerayaasha mucaaradka ayaa xiray wadooyinka caasimadda Harare, si ay ugu dabaal degaan sheegashada hogaamiyaha mucaaradka Nelson Chamisa ee ah … Continue reading Xiisad ka taagan doorashadii Zimbabawe iyo Mucaaradka oo guul sheegtay